Buundo cusub oo laga hirgelinayo Muqdisho & Madaale oo dhagax dhigay (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay mashruuc Buundo loogu dhisayo waddada 21-ka Oktoobar ee degmada Waaberi. Waxaa dhagax dhigaasi goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada ee Maamulka Gobolka Banaadir, Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee Gobolka Banaadir iyo Cabdirashiid Caynaanshe oo ka mid ah Guddiga … Continue reading Buundo cusub oo laga hirgelinayo Muqdisho & Madaale oo dhagax dhigay (Sawirro)